Cristiano Ronaldo CR7 39 sano jir ayuu sanada 2024 kudhaliyay..
Xidiga Kooxda Al nasara iyo waliba xul qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo Ayaa sanadka 2024ta Dhaliyay 50Goal Asagoo jira da'da 39 sano
Ogowne season kii hore wuxuu Goal dhalinta Yurub ku garaacay weeraryahano Da'yar ah oo ay kamid yihiin
Erling Haaland & Kliyan Mbappe
Cristiano Ronaldo waxa uu doonayaa in uu gaaro waayihiisa 1000 Goal
Comments
Post a Comment