Posts

Rashford vs M.united

  Manchester United Football Club Wants To Sell The Team's Star Rashford The Management Of The Club Said It Looks Like He Will Leave  The coach of the team, Ruben Amorim, does not intend to change the player or remove him from the team

Cristiano Ronaldo CR7 39 sano jir ayuu sanada 2024 kudhaliyay..

 Xidiga Kooxda Al nasara iyo waliba xul qaranka Portugal ee Cristiano Ronaldo Ayaa sanadka 2024ta Dhaliyay 50Goal Asagoo jira da'da 39 sano  Ogowne season kii hore wuxuu Goal dhalinta Yurub ku garaacay weeraryahano Da'yar ah oo ay kamid yihiin Erling Haaland & Kliyan Mbappe  Cristiano Ronaldo waxa uu doonayaa in uu gaaro waayihiisa 1000 Goal